banaf online




Home
qaybta jacaylka
qaybta sports
ciyaaraha
sawirada
qaybta mahmahyada
 

Home

Welcome graphic


Ronaldinho xidiga sanadka 2005 ee yurub

sidaad horeba isoo aragteen. waxaynu horeu soo sheegnay in sanadkii 2004 uu xidignimada yurub ku guulaystay laacaibka reer Ac.milan hadana waxaa ku guulaystay Laacibka reer brazil una ciyara naadiga barcelona

Brazil and Barcelona playmaker Ronaldinho

Sidan ayayna uka galeen kaalm,aha
2005 BALLON D'OR RESULTS
1. Ronaldinho (Barcelona)
2. Frank Lampard (Chelsea)
3. Steven Gerrard (Liverpool)
4. Thierry Henry (Arsenal)
5. Andriy Shevchenko (AC Milan)
6. Paolo Maldini (AC Milan)
7. Adriano (Inter Milan)
8. Zlatan Ibrahimovic (Juventus)
9. Kaka (AC Milan)
10. Samuel Eto'o (Barcelona

Somalia:2-D-jabauuti:1

Ciyaaraha

Xulka kubada cagta Soomaaliyeed ayaa kulankii ugu horeeyey ee ciyaaaraha bariga iyo bartamaha Africa guul ku bilaabay markii ay 2-1 ku quusiyeen qarankii Jabuuti.

Kulankaan oo xiisa badnaa ayaa dhalinteena muujiyeen ciyaar dheeli tiran oo isku xiran difaac, dhex, iyo weerarba, goolasha qaranka Soomaaliyeed waxaa kala dhaliyey ciyaaryahan C/xakiin C/laahi Dhoore iyo Shaarkey.

Soomaaliya ayaa guruubkeeda ku hogaamineysa 3 dhibcood waxeyna kulanka soo socda la yeelanayaan qaranka Ugandha.

Xulka Junyarka Soomaaliya oo tartankii hore badiyey kulankii ugu horeeyey hase yeeshee laga badiyey kulamadii kale ayaan rajeyneynaa ineysan wadadaa raacin oo ay guusha halkooda ka sii wadaan Ciyaartuna waxay dhacday tariikhdu markay ahayd(28.11.05)

 

;

  

|  Maamulaha Webkan waa maxamead cismaan/cnuur   |


Website built and hosted for free at Freewebs.com - free website. Get your own Free Website now!


Type your title here.

 

 

ciyaraha dagmooyinka  jamuuiyad somaliland ayaa laga yaabaa in malamah soosocda ay kabiloowdaan magaaliiyin ka oodhan ciyarahan oo marka hoore lagu bidoono gobolada ioy dag mooyinka ciyaran ayaa lag yaabaain aay ka biloowdaa libda goobol oodhan  iyadoo mar kahoore laciyaar siin doono gobol walabadagmooyin kiisa

waxaa laga yaabaa in maalamah fooda inagu soohay  ay gobolka sool kabilaabato afaarta dagmo ee uu kakooban yahay 

iyadoo lagu qabaan doono dag mada caynab

by  cabdoqani cumar xuseen  laascaanood freewbs.com/kabadhe



ciyaara somalilad



kooxda manumited



kooxda manumited



kooxda manumited



Sponsors

Click here to find out more!


kooxda manumited



kooxda man utd


                                little history

Ahmed banaf Ahmed omar hasan banaf (Born 24 july 1990 in bocame, sool) is a somali football midfielder currently playing for premier league club BSG and somali national team 

haa  waa  caynkaa  ee maxaa ka  oran lahayda  fegradaa da  ?//////////// 
 
 
*** Sawiradii Ciyaarta ***



[image]

[image]

[image]



[image]

[image]

[image]

[image]
Meeye Tageerayshi real madrid??????


[image]

[image]

[image]
henry goooool gooool saas Miyaa barnabuoy
[image]

[image]

[image]



[image]

[image]

Saxaafada reer Real madrid oo wenger U hanbalyaynaysa


[image]
EBOUE WAad Dadaashay Lehhman

 

 

 

 

 

Kooxda arsenal waa koox ka dhisan Wadanka england Haatan waxay ka midtahay kooxa liiska ciyaaraha ugu sarsareeya waxaad halkan kaga ilbogondoontaan sawiro ah kooxda arsenal waxaa idiin soo diyaariyey maxamed cismaan c/nuur oo kamid ah Taageerayaasha kooxda arsenal

Run ahaantii goolka uubadbaadiyey lacibka hada ka fadhiistay ciyaaraha david seman ayaa ahaa gool aan la islahyn wuu qabana boorta ka  ciyaara aduunka lakin nasiib wanaag uu qabtay boortahu waana kan goolkii goolkan uu ka qabtay kooxda shefel untd oo ay wada ciyaarayeen final Fa cup ah halkaas oo ay arsenal ku qadaay 1:0

reyes 2gool ayuu ka dhaliyey kooxda chelsea markuu arsenal yimi

 



Arsenal sawiro ah

:::: Arsenal Somalian Fans Homepage :::::
Arsenal Style Pics


[image] [image] [image] [image]  
 [image] [image] [image] [image] [image] [image] [image] [image] [image] [image] [image]



By.. Arsenal-Boy.. ahmed omar.... <wah..wah>

 

ku soo dhowoow qabta ciyaaraha kooxda arsenal



IP: Logged

[image]
Haduu Bergkamp weynaadey Pierse ayaa soo kacay..
sOmaLiaNrOsE
Ciyaartooy
*
member is offline





Joined: Oct 2005
Gender: Female
Posts: 4
 Re: Arsenal Style Pictures...
« Reply #1 on Oct 20, 2005, 4:13pm »

iYaa waa MaraaYaan...

bEeLo waYe... bas adinka wiilashiina somaliyeed magashaneesaan... ?? (wiNk)

sedaxda ugu horeeyo beelo waaye bas kanaa kusoo bexeesaan as sOmaLiaNs...

[image]



arsenal oo hoos u soo socota

Waxaad mooda inay ayaamahan Kooxda Arsenal ay hoos u soo socotoo Dhinaca preimer shipka

HAdaba waxaa dhacday in ay la kala ciyaaartay labada kooxed ee bolton iyo newcastle oo ay mid waliba u dhiibta 2-0 iyo 1-0 Hadaba arsenal ma waxaa weeye kooxaha ku badaya garoonkooda kaliya mise waa koox Garoomada kalena ku badaisa



arsenal

Arsenal station

14th of febuary 2005: Arsenal - Crystal Palace 5-1

Our first visit to Highbury


Arsenal station
Spelarbussen anländer
Dennis Bergkamp värmer upp Arsenal värmde upp i vår hörnaRobert Pires Sarah lite nervös i matchens inledning. Bland annat håll Jens Lehmann på att tappa in 0-1 på en bakåtpass...Jose Antonio Reyes
Sarah lättad och nöjd efter matchenVan Persie slår hörna i slutskedet av matchen


Pires slår frisparkSlutsummeringen säger allt
Vilken jävla match!

 

 

 

 

 

 



 



سحبه حلوووه من الكوت





كاكا معصب على الاخر

ARSENALI_4
02:35 - اليوم &#1605;&#1593;&#1604;&#1608;&#1605;&#1575;&#1578; &#1593;&#1606; &#1575;&#1604;&#1593;&#1590;&#1608; &#1585;&#1583; &#1593;&#1604;&#1609; &#1575;&#1604;&#1605;&#1608;&#1590;&#1608;&#1593; &#1576;&#1573;&#1590;&#1575;&#1601;&#1577; &#1606;&#1589; &#1607;&#1584;&#1607; &#1575;&#1604;&#1605;&#1588;&#1575;&#1585;&#1603;&#1577;  

   إقتباس لمشاركة:  fenomeno9       01:29 - 2008/03/08  
^^^

مع الاسف مهما كانت موهبته .. تاكد ان البوس لن يوقع مع هذا الاعب .. والسبب سعره المرتفع جدا .

A tree in autumn; Size=240 pixels wide

     little history

 Ahmed banaf Ahmed omar hasan banaf (Born 24 july 1990 in bocame, sool) is a somali football midfielder currently playing for premier league club BSG and somali national team 
he is pronounce player